DAAWO SAWIRADA Daacish oo gubtay Gaadiid dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Masar iyo kuwo ay qabsadeen

DAAWO SAWIRADA Daacish oo gubtay Gaadiid dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Masar iyo kuwo ay qabsadeen

daajis.com:- Maleeshiyaadka Daacish ee gobolka Saynaa ee dalka Masar ayaa gubay dhowr gaari nooca gaashaaman ee dagaalka iyo kuwo kale oo gacantooda galay.

Gaadiidka ay maleeshiyadu gubtay ayaa waxaa lagu garaacay Hub culus, iyadoona halkaasi lagu dilay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada Masar.

Qoraalo ay Maleeshiyada kusoo daabacday baraha ay kuwada xiriiraan Bulshada ayaa waxa ay ku sheegen in Ciidamada la weeraray ay wadeen qorsho ay ku qaadayaan weerar magaalada Sheykh Zuweyd ee katirsan gobolka Saynaa.

DAAWO SAWIRADA












FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada