Daawo Video: Qayb kamid ah Bandhigii Xidigaha Geeska ku qabteen Muqdisho

Daawo Video: Qayb kamid ah Bandhigii Xidigaha Geeska ku qabteen Muqdisho

daajis.com:- Bandhig loogu tala galay Habaynka Ciida ayaa waxaa caasimadda Muqdisho ka tumay qaar ka mid ah fannaaniinta kooxda Xiddigaha Geeska ee fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa.

Kooxda ayaa xafladeeda ku qabatay hotelka City Palace, waxaana usoo xaadiray dhallinyaro fankooda aad u badan oo fankooda jecel kuwaas oo wali iyaga oo rabo uu wakhtigu ku dhamaaday.

Fannaaniinta kooxda Xiddigaha ayaa taageerayaasha u ballan qaaday in ay mar kale kusoo laaban doonaan Muqdisho iyada oo kooxdu si buuxda u dhameystiran tahay, kana haqabtiri doonaan wixii fan ah ee ay hayaan.



HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada