Ciidamada Dalka Kenya oo isu Diyaarinaya inay la Wareegaan Degmeda Jilib (VIDEO)

Ciidamada Dalka Kenya oo isu Diyaarinaya inay la Wareegaan Degmeda Jilib (VIDEO)

daajis.com:- Ciidamada Dalka Kenya ee kamid ah Ciidamada nabad ilaalinta ee Amison, ayaa iski diyaarinaya sidii ay ula wareegi lahaayeen degmadda ay wali Maamusho kooxda Al Shabaab ee Jilib.

Degmadan ayaa ah tan ugu wayn oo ay ciidamada Ururka Al Shabaab ay ku leeyihiin Xarun ay ku tababaraan Ciidamadooda.



Jilib ayaa ah goob Istraatiiji ah oo isku xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo, iyadoona nawaaxigaasi uu ku yaal dhul beereed balaaran oo ka soo go’o dalgyo badan oo laga isticmaalo dalka intiisa kale.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada