daajis.com:- Isbedelka dhenka amniga oo ay magaalada Muqdisho ku tilaabsatay sanadihii u danbeeyay ayaa waxa ay suurogalisay in habeenkii magaalada Muqdisho ay noqoto goob loo soo cawaysi tego.
Dadka ku nool magaalada muqdisho siiba dhalinyarada ku nool nawaaxiga Centerka Muqdisho ayaa waxa ay habeenadii ku balamaan baararka iyo hoteelada caasimadda, iyadoo ay magaalada ku suu kordhayaan goobo habeenkii la’isugu yimaado oo lagu baashaalo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at