Daawo:- Maamulka Galmudug oo yeeshay Garoon Caalami ah oo loogu magac daray USHAKA

Daawo:- Maamulka Galmudug oo yeeshay Garoon Caalami ah oo loogu magac daray USHAKA

daajis.com:- Garoonkaan cusub, ayaa waxaa lagu magacaabaa USHAKA, waxaana xariga ka jaray Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Madaxweynaha Galmudug, ayaa sheegay duulimaadyada caalamiga iyo kuwa gudaha intaba inay ka soo degi karaan Garoonka USHAKA ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.

Tallaabadan Maamulka Galmudug ay ku yeesheen Garoon cusub oo Diyaaradeed ayaa waxa ay uga maarmi doonaan Garoonka C/laahi Yuusuf ee Waqooyiga Gaalkacyo oo madaxda Galmudug ay isticmaali jireen.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada