daajis.com:- Yaa aamini kara inuu ahaa qofkii Adduunka ugu taajirsanaa?Su’aal ay ka jawaabtay jariidada Time ee kasoo baxda dalka Mareykanka , kadib markii ay la kulmeen taariikhyahanno , dhaqaalayahano isku howlay inay isku dubaridaan sida loo kala taajirsanaa taariikhda inta laga war hayo.
Mansa Musa
Dalka : Mali
Sandka: 1280-1337
Waxa uu ahaa qofkii ugu taajirsanaa dunida dadkii soo maray.
Augustus Caesar
Wakhtigii uu noolaa : 63-miilaadiga ka hor-14-miilaadiga.
Hantida : $ 4.6 trillion
Emperor Shenzong
Dalka : China
Hantida: Boqortooyadani waxay gacanta ku haysta %25-30 wax-soosaarka guud ee caalamka GDP.
Akbar I
Dalka : India
Hantida: Boqortooyadani waxay gacanta ku haysta %25 wax-soosaarka guud ee caalamka GDP
Waana boqortooyadii ugu heerka saraysay ee soo marta Hindiya.
Joseph Stalin
Sanadka: 1878-1953
Wadanka : USSR –midowgii sowfiyati
Hantida: Waxa uu maamulayay %9.6 dhaqaalaha caalamka GDP
Andrew Carnegie
Sanaka: 1835-1919
Wadanka : Maraykanka
Hantida: $372 billion
John D.Rockefeller
Sanadkii : 1839-1937
Wadanka : United States
Hantida: $441 billion
Alan Rufus (a.k.a. Alan the Red)
Sanadkii : 1040-1093
Hantida: $194 billion
Bill Gates
Sandka : 1955-
Dalka : United States
Hantida: $78.9 billion
Genghis Khan
Sanadkii: 1162-1227
Hantida: Lots of land, not much else
Hantida: Dhulbadan ayuu gacanta ku hayay, wax intaa dhaafsiisan Ma jiro.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at