Daawo Barnaamij :-Maxaad Ka Taqaan Boholaha Xargaga Iyo Dooxoyinka Sool

Daawo Barnaamij :-Maxaad Ka Taqaan Boholaha Xargaga Iyo Dooxoyinka Sool

daajis.com:- Barnaamijka Muuqaalka Bulshada oo ay daadihinayso Wariye Hibaaq Iidle ayaa soo baxay Todobaadkii labaad , iyadoo barnaamijkani uu diirada Saaray Taariikhdii Boholaha Xargaga ,iyo waxyaabaha lagu xasuusto bohlahani , Sidoo kale waxaa  Cameradu ay diirada saartay Dooxo ku yaalla deegaanada gobolka Sool . Dooxada Siixowle oo ah ka mida dooxooyinka bilicda leh ee loo dalxiis tago , waxay dooxadani caan ku  tahay soo dhawaynta wufuuda soo booqda gobolka Sool .

HALKAN KADAAWO VIDEO


Dhinaca kale  Iyadoo ay Todobo hoglood oo isdaba jooga ay ka de’een Todobaatankii cisho ee u danbeeyay deegaanada ku xeeran gobolka Sool hadana waxaa ku soo qul qulaya reer ka soo hayaamay deegaanada ka waqooyiga, iyo bariga magaalada Laascaanod .

Reer guuraa aad uu tiro badan ayaa ku soo qul qulaya deeganada ay hogluhu ku hooreen .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada