DAAWO: Dhalinyaro Ka Soo Goosatay Al Shabaab oo Lagu Hayo Magaalada Baydhabo (VIDEO)

DAAWO: Dhalinyaro Ka Soo Goosatay Al Shabaab oo Lagu Hayo Magaalada Baydhabo (VIDEO)

daajis.com:- Xarunta dhaqan celinta magaalada Baydhabo ayaa waxaa iminka ku xaraysan dhalinyro tiro badan oo la sheegay inay kasoo goosteen Ururka Al-shabaab, dhalinyaradan ayaa siyaabo kala gadisan uga soo goostay Ururkan, iyagoo qaar ay sheegeen inay xaruntan iyagu iskood u yimaadeen kadib markay ogaadeen inaysan ka nabad galayn ururka oo la’ugaarsanayo.

Ururka Al Shabaab ayaa beegsada dhalinyarada damacda inay isaga baxdo kooxda, iyago oo u diro dhalinyaro ay saaxiibada yihiin si ay u soo qaarijiyaan.



Xaruntan dhaqan celinta ee ka furan magaalada Baydhabo ayaa waxaa gacanta ku haya Hay’ad ka socota dalka Jarmalka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada