Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Ethopia Ku amaanaya Weerarkii Suldaan Wabar

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Ethopia Ku amaanaya Weerarkii Suldaan Wabar

daajis.com:- Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Muranka balaadhan ee ka dhextaagan Xisbiga Kulmiye, oo Siilaanyo aan waqtigiisu ka dhamaan Xubno kamid ah Xisbigaasi isku diyaarinayaan Inay Badalaan.


Wuxuu sidoo kale Dawlada Ethopia Hanbalyo ugu diray Isku day dhowaan Fashilmay oo la doonayey in lagu qabto Suldaan Wabar, Isagoo sheegay inay kala shaqaynayso Arimaha Amaanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada