DAAWO: Shirkii Jaaliyada Awdal ee UK Iyo banaanbax Soomalida loogu baaqay

DAAWO: Shirkii Jaaliyada Awdal ee UK Iyo banaanbax Soomalida loogu baaqay

daajis.com:- Jaaliyada Soomaaliyeed ee kasoo Jeeda Gobolka Awdal, Salal iyo Gabiley oo shirwayne Balaadhan ku qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa siwayn uga hadlay dadkii Lagu diley magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal.


Dhinaca kale waxay ku baaqeen Mudaharaad Balaadhan oo ay dhigi doonaan 24-ka Bisha hadii Alle idmo “24-sano Warqadii aanu qorno waxaanu lahayn Soomaali ayaanu nahay,, Nimanka Jaarka nala ah waxay lahayeen 24-sano Soomaali ma nihin, Waxaanu doonaynaa inaad Noogu Hiilisaan Soomaalinimo oo aad kasoo qayb gashaan Banaanbaxa” 


HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada