DAAWO: Kooxda Qeylo-dhaan oo hees ka sameeyay JEN.GEBRA & Gumeysiga Ethiopia.

DAAWO: Kooxda Qeylo-dhaan oo hees ka sameeyay JEN.GEBRA & Gumeysiga Ethiopia.

daajis.com:- Kooxda Qaylo-dhaan ayaa soo saartay Hees Xambaarsan Dareen Balaaran Taasi oo loogu magac daray Gen: GABRE oo kamid ah Saraakiisha Ethopia ee saamaynta wayn ku leh Arimaha Soomaaliya “Goo goynta dalkeeniyo, adigaa gobolaysi wada, shabaabka adigow gurmada, Rasaasta adigow gudbiya, adigaa guusheena neceb gebrooow”. Ayaa kamid ah Erayada Heeska.



Sidoo kale heesta ayaa waxay Muujinaysaa sida xaalada Soomaaliya ay faraha uga sii baxayso “Dhulkii gacan kuma jiroo, Gumeeysi ayaa hantiyay, Go-aanka Ethiopia Gedi lagu maamulaa, Haddii aan laga gilgilan, Amaan guluf laga horgeeyn, Gabood maran baa xigtee, Soomaalay garro dantaa, Garaad iyo xoog mideey, Gef iyo diid waxaan ku qaban”.

Halkaan Hoose Ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada