Daawo Muuqaal: Kacdoon ka Bilowday XAMAR, Calankii ugu dheeraa & Heesta Soomaaliyeey Toosa oo nooc cusub ah

Daawo Muuqaal: Kacdoon ka Bilowday XAMAR, Calankii ugu dheeraa & Heesta Soomaaliyeey Toosa oo nooc cusub ah

daajis.com:- Munaasabad si ballaaran loo soo agaasimey oo lagu daahfurayey Garabka Haweenka Xisbiga Daljir ayaa  lagu qabtey magaalada Muqdisho waxaana kasoo qeybgalay 600 haween xubno ka ah garabka haweenka Daljir, Xildhibaano qaran, Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug, Haweenka Qaranka, Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda, Golaha Xisbiyada Soomaaliyeed, culimo, dhallinyaro iyo marti sharaf badan, waxayna munaasabadaan gunaanad u aheyd shirweynihii Garabka Haweenka Xisbiga Daljir oo magaalada Muqdisho ka socday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Waxaa sidoo kale goobta Lagu soo bandhigay Calanka Soomaaliya oo ah midkii ugu dheeraa taariikhda,  iyagoo qaadaya heesta Astaanta ee SOOMAALIYEEY TOOSOO oo  nooc cusub loo bedelay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada