Daawo Sawir qosol badan oo muujinaaya in SIILAANYO uu safka hore ka galay Boobka Somaliland!!

Daawo Sawir qosol badan oo muujinaaya in SIILAANYO uu safka hore ka galay Boobka Somaliland!!

daajis.com:- Sawirkaani ayaa cadeyn looga dhigay dhaca iyo boobka Xukuumada Axmed Siilaanyo ay ku heyso shacabka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda deegaanada uu maamulka ka arimiyo.

Sawir gacmeedka ayaa lagu muujiyay kaalinta uu Axmed Siilaanyo ku leeyahay dhaca lagu hayo haamaha keydka shidaalka ee Maamulka Somaliland.

Sawirkaani ayaa waxa uu daba socdaa dhibaatooyin mudooyinkaani danbe ka taagan shidaalka keydka u ah Maamulka waxaana jiro khasaarooyin kala duwan oo ka dhasha.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada