daajis.com:- Ciidamada Burundi ee ka howlgala Magaalada Kismaayo ayaa sameeyay Howlgalo lagu ugaarsanaayo maleeshiyaadka Al-shabaab ee dagaalka kula jira Maamulka Jubbaland.
Ciidamadaani ayaa socod howlgal ah ku maray deegaano dhowr ah, waxaana wehlinaayay Ciidamo kale oo ka tirsan Militeriga Maamulkaasi.
Ciidamada ayaa inta ay howlgalka ku jireen sameeyay baaritaano la xiriira gaadiidka iyo dadweynaha.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at