daajis.com:- Xaalada Hargeysa ayaa qas ku jirta iyadoo Siilaanyo loo galbiyay xarunta xisbigiisa oo ay joogeen kaliya Muuse Biixi iyo in jufadiisa. Siilaanyo ayaa loo sheegay in albaabada laga goosan doono hadaanu saaxiga keenin. Musharixiintii kale ayaa loo diidey in ay ka qayb qaataan.
Hoos ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:00 and have
