Daawoo: Taliyaha ciidanka Xooga dalka oo Shaaciyey qorshaha lagu Xoraynayo Guud ahaan Dalka Soomaaliya (VIDEO)

Daawoo: Taliyaha ciidanka Xooga dalka oo Shaaciyey qorshaha lagu Xoraynayo Guud ahaan Dalka Soomaaliya (VIDEO)

daajis.com:-  Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidanka AMISOM iyo saraakiil kale ayaa ka wada hadlay dar dargelinta howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, Waxaana kulanka adda lagu saaray in markale dib loo bilaabo howlgallada dib gacanta dowladda loogu soo celinayo deegaannada fara ku tiriska ah ee ay kaga suganyihiin gobollada dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa sheegay in taliska AMISOM uu gacan ka geysan doono sidii guud ahaan amniga dalka ay ula wareegi lahaayeen ciidanka xoogga dalka, isla markaana la furi doono xafiis ay ku kala warqaataan labada ciidan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada