Hay´ad Jarmal ah oo Maxkamad la tiigsanaysa Haweeney katirsan CIA Maraykanka (VIDEO)

Hay´ad Jarmal ah oo Maxkamad la tiigsanaysa Haweeney katirsan CIA Maraykanka (VIDEO)

daajis.com:- Hay’ad u dooda xuquuqda aadanaha oo ka howlgasha dalka Jarmalka ayaa sheegtay inay maxkamad la tiigsanayaan haweeney u shaqaysa hayádda sirdoonka ee CIA-da dalka Maraykanka.

Haweeneydan oo lagu magacaabo Alfreda Frances Bikowsky ayaa la sheegay inay jirdishay ama ay ka danbeysay in la jirdilo Boqolaal rag ah oo lagu eedeeyay inay xiriir la la haayeen kooxo Argagixiso ah.



Haweeneydan ayaa loo baxshay magaca “Queen of Torture,” oo macneheedu yahay “Birqoradda Jir dilka”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada