Hay’adda Sirdoonka oo Soo Bandhigay Wiil ka Tirsan Kuwa Dadka Qaarijiya (VIDEO)

Hay’adda Sirdoonka oo Soo Bandhigay Wiil ka Tirsan Kuwa Dadka Qaarijiya (VIDEO)

daajis.com:- Hay’ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta magaaladda Muqdisho ku soo bandhigay wiil dhalinyara ah oo la sheegay in uu katirsan kooxaha wax qaarijiya ee Ururka Al Shabaab.

Wiilkan ayaa la soo qabtay isaga oo fulin raba dil qaarijin ah, markii lagu amrayna inuu gacmaha kor u taago bilaabay inuu dagaalamo.

Sawirro-53(PLY)34


Ciidanka Sirdoonka ayaa toogtay wiilkani kadib markii uu billabay in uu xabadeeyo ciidanka, oo uu bistoolad lasoo baxay.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada