daajis.com:- Wasiirka Arimaha Dibadda ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo ka hadlay shirkii Wadatashiga ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkaasi lagu soo hadal qaaday Somaliland.
Wasiirka ayaa sheegay in qodobka 6-aad ee warmurtiyeedkaasi lagu soo hadal qaaday in beelaha dega deegaanada Somaliland laga soo qayb galiyo wadahadaladda, wuxuuna ku cel celiyay in Somaliland ay tahay dal madaxbanaan oo aan wax shaqo ah ku lahayn dalka Soomaaliya.
Somali land-7598
Somaliland iyo Soomaaliya ayaa horey u yeeshay wadahadalo lagu doonayay in lagu heshiisiiyo, iyadoo aanay wali wax natiijo ah aanay kasoo bixin dib u heshiintaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:30 and have
, Published at