Hooyo arxan daran oo cunugeeda oo mandheerta laga jarin soo tuurtay: Video

Hooyo arxan daran oo cunugeeda oo mandheerta laga jarin soo tuurtay: Video

daajis.com:- Muuqaal laga argagaxo, oo muujinaaya cunug yar oo mandheertii uu ku dhashay hooyadiis oo arxan daran bac madoow kusoo riday, soona dhigtay wadada.

Muuqaalkaan naxdinta badan ayaa muujinaaya rag iyo dumar u gurmanaya cunug yar oo bac madow lagu soo riday, lana soo dhigay wado, isagoo aan laga soo jarin mandheertii iyo xuduntii ay hooyadiis ku dhashay.

hooyo-arxan-daranWaxaa la qiyaasay in ay dhashay cugaan la badbaadiyay hooyo Philippines ah oo dareenkii hooyo-nimo qabin.


Sanad walba waxaa in ka badan hal milyan sidaan oo kale caruurtooda oo madheerta ku dhegan soo dhiga wadooyinka hooyooyin aan dooneyn in ilmahooda maher la’aanta ku dhasa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada