Kenya oo lacago fara badan dul dhigtay sargaal ka tirsan shabaab + Magaca iyo Sawirkiisa

Kenya oo lacago fara badan dul dhigtay sargaal ka tirsan shabaab + Magaca iyo Sawirkiisa

daajis.com:- Laamaha amaanka Dalka Kenya ayaa lacag waxa ay madaxiisa dul dhigeen Sargaal katirsan Xarakada Al-Shabaab oo la rumeesan yahay in uu ku sugan yahay gudaha Dalka Kenya uuna abaabulayo weeraro gudaha dalkaasi ka dhaca.

Dowlada Kenya ayaa shaacisay Sawirka iyo magaca Sargaalkan katirsan Xarakada Al-Shabaab , waxa ayna Dowlada Kenya ninkan ku tilmaameen in uu yahay nin hubeesanoo qatar ah dhibaatana ka geesan kara Gudaha Dalka Kenya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada