daajis.com:- Tuugo isku dayday inay xoog lacag uga qaataan nin ka shaqeeya xarun baasiinka lagu iibiyo, ayaa waxaa u soo gurmaday saaxiibadiis oo arkay in laweeraray.
Ninka la weeraray ayaa waxaa la sheegay inuu lacag ka soo qaaday Bangiga, iyadoona tuugadani ay soo daba galeen markii ay arkeen in uu ninkani lacag badani wato.
Hoos ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 16:30 and have
