Daawo Sawirrada: Diyaarado badan oo isku dhaafaya Garoonka Aadan Cadde

Daawo Sawirrada: Diyaarado badan oo isku dhaafaya Garoonka Aadan Cadde

daajis.com:- Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa baryahaani danbe galay jawi mashquul ah kadib markii ay Dowladu dib usoo celisay bilicda Garoonka.

Garoonka ayaa waxaa ka duula diyaarado aad u farabadan kuwaasi oo u kala goosha inta badan wadamada ay ku badan yihiin amabada ay daneeyaan Soomaalida.

Waxaa sidoo kale kasoo daga diyaarado aad u farabadan oo intooda badan soo qaada rakaab, halka xiliyada qaarna ay kasoo dagaan diyaarado u raran ganacsato.

Mashquulka garoonka ayaa si aad ah looga dareemayaa Magaalada Muqdisho, waxa ayna Dowladu ku hamineysaa in garoonka la howlgaliyo habeenkii.

Mashquulka diyaaradaha garoonka Muqdisho ayaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya, waxaana halkaan idiin kugu soo bandhigeynaa qaar ka mid ah diyaaradaha garoonka kusoo dega.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada