Muuqaal Laga soo duubay Diyaarad ku dhacday duleedka MUQDISHO (Daawo)

Muuqaal Laga soo duubay Diyaarad ku dhacday duleedka MUQDISHO (Daawo)

daajis.com:- Faah faahin dheeriya ayaa kasoo baxaysa diyaarad weyn oo rakaab ah taasi oo xalay Fiidkii ku dhacday inta u dhaxeysa deegaanka Carbiska iyo degmada Afgooye, iyadoo dadkii la socdayna ay ka badbaadeen shilkaasi.


Sababta ugu wayn ee keentay shilkan ayaa lasheegay inay tahay Diyaarada oo ay Lugaha u bixi waayeen markii ay doonaysa inay soo degto, waxaana la sheegay Duuliyaha diyaaradan uu door biday inuu ku dajiyo meel duur ah, iyadoona khasaare badan gaysan lahayd hadii lagu dejin lahaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada