daajis.com:- Aqoonyahan Maxamed Cumar oo ka soojeeda deeganada Awdal State ee dalka Soomaaliya ayaa waraysi siiyey Barnaamijka Xaashi iyo XOgta barta madasha 60, wuxuuna ka hadlay dhacdooyinka Borama ka taagan, xaalada Dalka Soomaaliya guud ahaan, halganka xoreynta Gobolka iyo midnimada dalka Soomaaliya.
Wuxuu baaq u direy umadda reer Awdal State guud ahaantood iyo shacabka Soomaalidaba, wuxuuna ka hadlay marxaladaha ad adag iyo shacabka lagu laynayo Borama.
Ciidamada Maleeshiyada Maamulka Siilaanyo Ayaa Si Ku Tala Gala Rasaas Ugu Furyay Maalmo Is Xigay Xili Ladaawanayey Ciyaar kasocotay garoonka Boorama Rasaastaasi oo Ay Ku Nafwaayeen Dad Rayd Ahi.
HALKAN KADAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at