daajis.com:- Iyadoo Guud Ahaanba Deegaanada Soomaalida Inta Badan Ay Kabilaabmeen Roobabka Dayrta Ayaa Waxaa Magaalada Buuhoodle Iyo Deegaanoo Hooyimaada Habeenimadii Xalay Dhibicda Saaray Roobmahiigaana Oo Mudo Saacado Ah Da,ayey.
Roobabkani Ayaa Yimi Xili Guud Ahaanba Magaalada Buuhoodle Mudooyinkii Udanbeeyey Laga Dareemayey Kulayl Saaida Oo dadku Inta Badan Cabasho Kamuujinayeen Kaasi Ee Eebe Kasoo Qaboojiyey Raxmaadkiisana Ushubay.
Hadaba Waxaa Dareenkooda Farxadeed Lawadaagnay qaarkamida Shacabka Kunool Magaalada Buuhoodle Iyo Sidoo Kale Masuuliyiin Katirsan Maamulka Khaatumo Oo Kawarbixiyey Roobabkani Iyo Deegaamada Ay Heleen Xalay.
HALKAN KADAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at