Daawo:- Sawir Gacmeed Cajiib ah oo laga sameeyay Hanka Siyaasadeed ee uu leeyahay Axmed Madoobe

Daawo:- Sawir Gacmeed Cajiib ah oo laga sameeyay Hanka Siyaasadeed ee uu leeyahay Axmed Madoobe

daajis.com:-  Sawiraaga caanka ah ee Soomaaliyeed amin Camir ayaa Sawir aan caadi aheyn ka sameeyay Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe.

Sawirka laga sameeyay Axmed Madoobe ayaa waxaa lagu saadaaliyay sida uu u doonaayo in Magaala madaxda Maamulkiisa uu ka hirgaliyo xarumaha caalamka.

Sawirkaani ayaa ka turjumaaya in Maamul Goboleed waliba uu hankiisa Siyaasadeed ka weyn yahay inta hadda lagu qiyaasaayo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada