daajis.com:-Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Barnaamijka WAAYAHA NOLOSHA oo Tv-ga universal uu kusoo qaateen Haween ku nool magaalada Boorama Kuwaasi oo ku shaqaysta Wastaadnimo iyo Kuulinimo oo guryo badan ka dhisa magaalada, Qaarkood caruurta ay ilaa jaamacadaha ka bixiyaan, Halka qaarna ay lacagtii Tahriibta ka bixiyeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at