Xog: Dagaal ka dhex qarxay wasiirada iyo Xasan Sh. kadib tallaabo ay qaadeen oo ka careysiisay

Xog: Dagaal ka dhex qarxay wasiirada iyo Xasan Sh. kadib tallaabo ay qaadeen oo ka careysiisay

daajis.com:- Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii ugu danbeeyay Khamiistii ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku buriyay xeer No. 5 oo hore madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u soo saaray, kaasoo ahaa ciqaab ku kordhin xeerka Amniga, wuxuuna xeerkan ka mid ahaa qodobadii lagu soo eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Mooshinkii laga keenay.

Mooshinka oo lagu xaliyay wadahadal muran ka taagan yahay weli ayaa go’aanadii laga soo saaray loo xil saaray Golaha wasiirada inay fuliyaan.

Xeer madaxweyne ayaan sidoo kale caddeyn sida ay gole wasiiro u jebin karaan, waxaana tani ka mid tahay jaha-wareerka siyaasadeed iyo kan sharci ee Mooshinkii madaxweynaha laga keenay uu geliyay golayaasha dowlada Federaalka.

HOOS KA AKHRI QAABKII MADAXWEYNAHA LOOGU SOO EEDEEYAY XEERKA CIQAABEED EE UU SOO SAARAY.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada