Daawo: Hibo Nuura oo ay Ilmadu kasoo qubatay Iyadoo Tix uga hadlaysa dadkii lagu diley Weerarkii Hotel Saxafi (Video)

Daawo: Hibo Nuura oo ay Ilmadu kasoo qubatay Iyadoo Tix uga hadlaysa dadkii lagu diley Weerarkii Hotel Saxafi (Video)

daajis.com:- Hibo Nuura ayaa xalay ka qeyb gashay xaflad loogu baroor diiqayo isla markaana tacsi loogu dirayo dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho iyadoo Abwaanada Qaran ay halkaasi ka jeedisay tix gaaban oo aad u xiiso badan oo dadkii oo dhan ay la qiiroodeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Abwaanada  Wadaniyada ah Hibo Nuura ayaa sidoo kale ka tacsiyadeeysan dhamaan dadkii ay ka tageen ehelada iyo asxaabta iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed iyadoo oohin is celin waysay waxaana dadkii goobta joogay iyagane indhahooda ku soo istaagay qiiro iyo ilin aad u kulul.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada