daajis.com:- Dowladda Ruushka, ayaa shaaca ka qaaday inay dalka Siiriya gaysay gantaalo halis ah oo awooda inay soo ridaan Diyaaradaha casriga ah ee Jooga sare ku duulaya.
Mucaaradka Siiriya iyo Kooxda ISIS ma heestaan Diyaarado, sidaa daraadeed lama oga sida ay dowladda Ruushku yeeli doono Gantaaladaani.
Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 15:00 and have

