Qoys Soomaaliyeed oo ku Rafaadsan Dalka Canacada (VIDEO)

Qoys Soomaaliyeed oo ku Rafaadsan Dalka Canacada (VIDEO)

daajis.com:- Waalidkan ayaa sheegay inay dalka Canada ku noolyihiin mudo 10 sano ah, oo ay halkaasi ku dhaleen 3 caruur ah kuwaas oo gabi ahaantoodaba ay ka qaateen Hay’adaha qaabilsan Caruurta.


Labadan lamaane ayaa loo sheegay in ilmo walba oo ay dhalaan lagala wareegi doono, si ay ilmahooda ay ayaga u korsadaan ayaa waxa ay go’aansadeen inay ilmo danbe ku dhalin dalka Canada oo ay u wareegaan dalka Soomaaliya.

Dhibka ayaa hadda waxa uu ka taaganyahay in familkani aysan u wada guuri karin dalka Soomaaliya maadaama ay Dalka Canad a ay kaga xayiran yihiin ilmo ay dhaleen.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada