Daawo:- Dowladda oo Xayiraad ku soo Rogtay 35 Website (Magacyada)

Daawo:- Dowladda oo Xayiraad ku soo Rogtay 35 Website (Magacyada)

daajis.com:- Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay xayiraado ku soo rogtay website ay sheegtay inay qaanuunka u hogaansanayn.

Amar kasoo baxay Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka Somalia, ayaa waxaa lagu amray in Hawada laga saaro ilaa 35 Webseed kuwaasi oo lagu sheegay inay ka weecdeen shuruucda Saxaafada.

Amarka Xeer ilaaliyaha ayaa waxaa lagu amray wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta inay xirto Website-yadan ku qoran Warqada kasoo baxday Xafiiska Xeer ilaalinta.

Amarka lagu dalbanayo in lagu xiro Webseedadaasi ayaa waxaa bixiyay kusimaha xeer ilaaliyaha Dr Maxamuud Cabdi Xaaji Aadan.



Aqriso Magacayada Website-yada:-




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada