daajis.com:- Magaalada Marksville oo ku taala gobolka Louisiana ee dalka Mareeykanka ayaa waxaa ka dhacday qiso cajiib ah ka dib markii nin ugaarsi lagu hayay uu baxar weyn galiyay ciidamo ka tirsan Booliiska dalka Mareeykanka .
Labo ka mid ah booliiska Mareeykanka oo bursanaayay gaari uu la baxsaday burcad halis ah ayaa waxeey gaarigii la dhaceen 18-xabadood waxayna rasaastaas 5 ka mid ah qabsatay oo u geeriyooday wiil 6 sano jir ah oo lagu magacaabo Jeremy Mardis .
Labada Askari ee wax dilay ayaa lagu kala magacaabaa Norris Greenhouse iyo Derrick Stafford waxaana Booliiskaan qudhooda loo taxaabay xabsiga magaalada Marksville in kastoo ay ku doodayaan inaysan la socon in wiilka yar ee geeriyooday uu saarnaa gaariga ninka burcadka ah uu la baxsaday (!!) .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:30 and have





