Wasiir Odowaa Oo Laga Sheegay Been Midii Ugu Darneyd Iyo Fariin Degdeg ah Oo…

Wasiir Odowaa Oo Laga Sheegay Been Midii Ugu Darneyd Iyo Fariin Degdeg ah Oo…

daajis.com:-Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa soo dhigay Facebookiisa qoraal uu ku sheegayo in laga been abuurtay, ka dib markii la sameystay Facebook magaciisa ah, islamarkaana kalmado aan wanaagsaneen lagu soo qoray.


Hadaba wasiirka ayaa soo dhigay qoraal kooban Facebook, isaga oo sidaan leh.

Dad Wax ma Garataa oo Isticmaalaya Magaceyga iyo Sawirkeyga in ay iga been abuurteen kadibna Wicitaan Badan oo Asaxaabteyda iiga Yimid Waxaan Rabaa in aan idin cadeeyo in aan Dhihin Hadalkaas oo Dad aan Aqli u saxiib aheyn iga been abuuteen….

FADLAN Like Dheh si Beentooda loo fahmo….

Hadaba hoos ka arag sida looga been abuurtay wasiirka

Pageka saxda ah ee Odowaa:

Min. Abdirahman Odowaa


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada