daajis.com:- Ururka Al Shabaab ayaa waxa uu soo dandhigay Sawirro laga qaaday Hogaamiyahoodii Hore ee Aden Xaashi Faarax ( Ceyrow ), Cayrow ayaa waxa uu ahaa hogaamiyahii Dhinaca Ciidamada ee Ururka Alshabab.
Weerar ay ku qaadeen ciidamada Maraykanka Hoygii uu kaga sugnaa magaalada Dhuusomareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ha kaasi lagu qaarijiyay Ceyrow iyo ragii isaga la joogay.
Sanadii 2008-dii ayay ahayd markii Cayrow Gantaal laga soo riday markab badda taagnaa laguna dilay Dagmada Dhuusamareeb ee Bartamaha dalka Soomaaliya .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at