daajis.com:- Waxaa adduunyadu mar marka xigta ku arkeysaa arin ka yaabisa oo dib kusoo xusuusisa dhacdadii ugu danbeysay ee qof waliba ugu yaabka badneyd.
Haddaba maanta waxaan idiin heynaa Eey inta badan jecel in loogu labiso sida Aadanaha ay u labistaan waxa uuna ka faanaa in lagu xabiso aqal ama mooro isaga u gaar ah amaba loola dhaqmo sida xeywaan.
Waxa uu u baxaa dalxiis iyo in uu u damaashaad tago goobaha cayaaraha lagu daawado, wuxuuna waqtigiisa inta ugu badan raaca lamaanaha leh ee soo korsaday.
Waxa uu jecelyahay inuu cuno kaliya raashiinka ay cunaan dadka sida Biitsaha iyo waxyaabaha kale ee macmacaanka ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:00 and have



