Daawo Video: Amin caamir oo Khudbad Uga yaabsaday bulshada Soomaaliyeed

Daawo Video: Amin caamir oo Khudbad Uga yaabsaday bulshada Soomaaliyeed

daajis.com:- Waxaa dalka Canada ka dhacay Barnaamij Loogu Magac daray (SOOMAALI SIMAN) Waxaana dadkii Halkasi khudbada kasoo jeediyey ka mid ahaa Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir Caamir.


Amiin Caamir ayaa wuxuu siwayn ugu dheeraaday Dhibaatada Soomaaliya oo ay ugu horayso Xaqdarada 4.5, Wuxuuna sheegay inay arintaasi tahay dhibka ugu badan, Soomaalidii iyagoo Islaam ah ay hadana doonayaan kala sarayn, Wuxuu tusaale usoo qaatay Kelmada (XAQ) oo marka dib oo akhriyo Noqonaysa (QAX) wuxuuna sheegay inay Xaqdaradii ay ka dhalatay Qax iyo dhibaato kale.

Sidoo kale wuxuu Isagoo la kaftamaya Bulshada Soomaaliyeed sheegay inuu dhowaan Maqlayey Xildhibaano doonaya in Dadka Ajaanibta ah ee Soomaaliya Jooga La siiyo Sharciga, Wuxuuna waydiiyey maadaama Soomaalidii ahayd 4.5 Iyaguna bal qaybta ay noqon doonaan ?
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada