DAAWO VIDEO: Faysal Cali Waraabe oo ka qayliyey dadka Awdal iyo Laascanod

DAAWO VIDEO: Faysal Cali Waraabe oo ka qayliyey dadka Awdal iyo Laascanod

daajis.com:- Faysal Cali waraabe oo ka hadlayey  sida maamulka Hargeisa Quusta uga taagan yahay waxay ugu yeedhaan ICTIRAAF ayaa wuxuu sheegay inaysan waxba u suurto galayn inta ka maqan yihiin Awdal iyo Laascaanod, oo sheegay in dadkoodu ayna doonayn Nidaamka Somaliland “Markaan dedbeda tago waxaa la igu dhahaa, Halkan waxaa ka hadlay Nin Reer Awdal ah iyo Nin Reer Laascaanood, Hadii ayna Ina Ogolaan Cidna Ina Ogolaan Mayso.


Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Faysal waraabe Sicir Barar ka taagan magaalada Hargeisa, isagoona sheegay inuu Dhabarka ka jebiyey dadkii Masaakiinta ahaa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada