daajis.com:- Shirkii Caadiga ahaa ee Gudoomiyasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Manta Lagu Qabtay Aqalka D/Hoose ee Muqdisho
Kulankaan ayaa Waxaa Shir Gudoominayay Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) Kulamkaan ayaa waxa Kasoo Qeyb Galay Sarakisha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir
Shirkan ayaa waxaa looga hadlay sidii laysugu xiri lahaa dhamaan howlgalada dhinaca amaanka ee ay ciidamada ka sameeyaan qeybaha kala duwan ee Gobolka Banaadir.
Gudoomiye Boorsaani oo kulankaan ka hadlay, ayaa sheegay in isbedel dhinaca amniga ah la samayn doono, islamarkaasina uu jiri doono iskaashi dhinaca amaanka ah oo dhexmari doona ciidamada amaanka iyo maamulka G.banaadir.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at