VIDEO:- Wiil Soomaaliyeed oo horumar ganacsi ka sameeyay Holland kuna leh shirkad boorsooyinka dumarka sameysa

VIDEO:- Wiil Soomaaliyeed oo horumar ganacsi ka sameeyay Holland kuna leh shirkad boorsooyinka dumarka sameysa

daajis.com:- Omar Munye oo dalka Netherlands u yimid magangelyo isagoo kasoo cararay dagaaladii sokeeye ee dalka Soomaaliya, wuxuuna maanta yahay ganacsade leh shirkad sameysa boorsooyinka dumarka ku xaragoodaan, magaalooyinka wadankaana ku leh dhowr xarumo oo lagu iibiyo boorsooyinka shirkaddiisa sameyso, isagoo horumar ballaaran ka sameeyay ganacsiga shirkadiisa.


 HALKAN KA DAAWO VIDEOGA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada