Daawo Video: C/wali Gaas oo Boosaaso ka degay oo mar kale ku gacan saydhay go’aanadii kasoo baxay shirkii Madasha

Daawo Video: C/wali Gaas oo Boosaaso ka degay oo mar kale ku gacan saydhay go’aanadii kasoo baxay shirkii Madasha

daajis.com:- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Weli Gaas oo maanta tagay magaalada Boosaaso ayaa mar kale ku celiyay inuu diidan yahay go’aaamadii ka soo baxay shirki madasha wadatashiga qaranka.


Gaas oo saxaafadda la hadlay ayaa shaaca ka qaaday inuusan raali ka ahayn in habka 4.5 lagu soo xulo baarlamanka cusub ee Soomaaliya, sida go’aankii dowladda lagu sheegay.

Cabdi Weli Gaas waxa uu yiri in shacabka Puntland ay u wakiisheen shirka, islamrakaana 4.5 aysan ahayn wixii ay ay ka dalbadeen inuu usoo qaado, sida adarteedna uu uu diiday.


HALKAN KA DAAWO VIDEO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada