daajis.com:- Maamulka Jubaland ayaa Taageeray Nidaamka 4.5 iyo Sidoo kale Go’aanadii kasoo baxay shirkii Madasha ee magaalada Muqdisho.
Madaxwaynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa Dhabarka u jeediyey madaxwaynaha maamulka Puntland C/wali gaas oo ay markii hore kasoo wada Horjeedeen Nidaamka 4.5.
Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar oo faah faahin ka bixiyey go’aanka kasoo baxay maamulka Jubaland, Wuxuuna sharaxay qaabka ay wax isku badaleen.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at