DAAWO:- Dibadbax Gil Gilay Muqdisho kaas oo lagu nacaladay Al-Shabaab

DAAWO:- Dibadbax Gil Gilay Muqdisho kaas oo lagu nacaladay Al-Shabaab

daajis.com:- Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo qaraxyada iyo weerarkii todobaadkii hore AL-Shabaab ku qaaday xeebta Liido ayaa maanta ka dhacay barxada kasoo horjeedo maqaayada Liido Seafood oo ah halkii uu weerarkaasi ka dhacay.

Dadweynihii kasoo qeybgalay bannaanbaxaan ayaa waxay muujiyeen dareen ay ku xasuusanayaan dadkii lagu dilay weerarkaasi, iyagoo ku qeylinayay erayo ka dhan ah Al-Shabaab.

Bannaabaxaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir oo uu hoggaaminayay Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo mas’uuliyiin kale.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada