daajis.com:- Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubbaland uu ku Fikir noqday Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya,Mamaulada Galmudug iyo Koofur Galbeed iyo Beesha Caalamka oo isla meel dhigay in Baarlamaanka soo socda lagu soo xulo Nidaamka 4.5 islamarkaana ay Puntland diiday.
Sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in Axmed Madoobe aysan ku Fikir aheyn Wafuuda kale ee kala yimid Jubbaland ee ka qeyb galaya Shirka Madasha Qaran.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at