Jawiga Xeebta Liido Maalmo Kadib Weerarkii Waxuush nimada (VIDEO)

Jawiga Xeebta Liido Maalmo Kadib Weerarkii Waxuush nimada (VIDEO)

daajis.com:- Jawiga Xeebta Liido ayaa ah mid maanta degan, kadib markii Hebeenkii Khamiista ahayd ay halkaasi ka dhaceen weeraro hubaysan iyo kuwo is miidaamin ah oo lagu bar tilmaamsaday dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Weerarkan lagu qaaday Xeebta Liido ayaa waxaa Sheegtay inay Mas’uuliyadeeda lahaayeen Ururka Al Shabaab, iyadoona halkaasi ay ku geeriyoodeen dad lagu qiyaasay ilaa 21 qof.

Murugooyinkii lagu arkay goobihii la weeraray ee Xeebta Liido ayaa waxaa ka mid ahaa:- Wiil 3 Sano jir ah oo laabta uga Jjiifa Hooyadii oo dhimatay isagoo u heysta in Hooyadii Nooshahay.


Hooyo iyo Wiilked leeysku kor dilay iyadoo Xabadkeeda ku qarineysa Rasaata ay ku ridayeen kooxdii Weerartay Baarka Xeebta Liido.

Wiil iyo 2 Gabdhood oo wadadhashay oo mid ka mid ah ay uur laheyd oo weerarkaasi ku dhimatay, Wil da’yar oo Hooyadii iyo abaahiis ku waayey Weerarka Xeebta Liido, iyo dhacdooyinkale oo kuwan ka sii naxdin badan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada