daajis.com:- Jaaliyadda Oromada ee gobolka Minnesota ee dalka mareykanka ee asalkooda ka soo jeeda dalka Ethiopia ayaa si adag uga hadlay dhibaatada maamulka Somaliland u gaystay dadka Oromada ah.
Hoggaamiyeyaasha jaaliyaddani oo shir jaraa’id oo ay arrintaasi uga cabanayeen ku qabtay magaalada Minneapolis ayaa waxa ay ka digeen musaafurinta dadka qowmiyadadasi ee Ethiopia loo musaafurinayo ay keeni karto xasillooni daro ka dhalata Geeska Afrika, Waxaana si wada jir ah u hadlay Saamiya Cismaan oo ka mid ah guddiga haga bulshada Oromada, Saabid Yuusuf Hassan oo ah xiriiriyaha bulsha Oramada iyo bulshooyinka kale.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:00 and have

