daajis.com:- Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa waxa uu Sawirkiisan ku bidhaamiyay in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia Shariif Xassan uu iib ku raadinaayo deegaanka Buurhakaba.
Shariif Xassan ayaa arrintaasi kala hadlay Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Cumar C/rashiid oo isaga caan ku ah iibinta iyo suuq geynta, inkastoo Cumar C/rashiid uu ka cudur daartay isaga oona sheegay in howshiisa ay ka weyntahay Deegaan la iibgeeyo waxa uuna cadeeyay inuu iibiyo Badda Somalia, Wuxuuna soo jeediyey inuu Arimaha Dhulka ula tago Caydiid Ilka-xanaf Gudoomiya maxkamada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:30 and have
