Mombasa: Ciidamada Kenya oo gacanta ku dhigay Hub & Rasaas

Mombasa: Ciidamada Kenya oo gacanta ku dhigay Hub & Rasaas

daajis.com:-  Booliiska dalka Kenya ayaa magaalada xeebta ah ee Mombasa ee dalka Kenya ka helay kayd aad u ballaaran oo hub ah.

Booliiska, ayaa soo saaray sawirada afar qof oo laga shakisan yahay oo lagu eedeeyay in loo raadinayo sababo la xiriira hubkan la helay.

Qoryo, ayaa ka mid ah hubka iyo ilaa konton qasnadood oo rasaas ah, walxo qarxa iyo 11 telefoonada gacanta ah.

Booliiska ayaa sheegay in dadka laga shakisan yahay ay ka tirsan yihiin kooxda Islaamiga ah ee al-Shabab.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada