Daawo Waraysi: Cabdiwali Gaas su’aalo Adag Lagu waydiiyey, oo Dhamaystiran

Daawo Waraysi: Cabdiwali Gaas su’aalo Adag Lagu waydiiyey, oo Dhamaystiran

daajis.com:- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi  su’aalo ad-adag oo dhinacyo badan taabanaya Lagu waydiiyey madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdli Gaas,  waxaana la  waydiiyay sida uu u arko xalka doorashooyinka lagu wado inay dalka ka dhacaan sanadka 2016-ka, Nidaamka 4.5 ee Muranku ka taagan yahay, iyo Qorshaha hada soo baxay ee deegaanka.


Sidoo kale waxaa la waydiiyey “Taageerada aad siisay Bakool, oo aad Sanad ka hortaagnayd Galmudug, Cadaallada ka booday Galmudug ee Bakool oo dhowr tuulo ah aaday maxay tahay, Miyaad Abtir-satay ?

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada